Abaalmarintii Shirkada sagal Jet shaqaalaheeda Waxay ahayd Talaabo Ilbaxnimo Iyo wanaag ku jiro. Qalinkii Prof. Cabdi Aw Aadan xasan

0
Monday January 11, 2021 - 20:59:19 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 477
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abaalmarintii Shirkada sagal Jet shaqaalaheeda Waxay ahayd Talaabo Ilbaxnimo Iyo wanaag ku jiro. Qalinkii Prof. Cabdi Aw Aadan xasan

    Abaalmarintii Shirkada sagal Jet shaqaalaheeda Waxay ahayd Talaabo Ilbaxnimo Iyo wanaag ku jiro. Qalinkii Prof. Cabdi Aw Aadan xasan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abaalmarintii Shirkada sagal Jet shaqaalaheeda Waxay ahayd Talaabo Ilbaxnimo Iyo wanaag ku jiro. Qalinkii Prof. Cabdi Aw Aadan xasan
40 Sano Ugu dambeeyey waxaan Ahaa dhaqaale yahan Ka Soo.shaqeeyey Shirkado waaweyn Oo ku Kala yaala Wadamada sacuudiga maraykan England iyo kuwait Dhamaantood shaqaalaha way abaal Mariyaan habeen dhawayd waxaan daawaday Munaasibasad aan U qushaacay Laguna abaalmarinayey Shaqaalaha shirkad La yidhaado sagal jet waxaan aad uga helay Jawiga Lagu gudoonsiiyey Abaalmarinta iyo sida loo Dhiirigaliyey shaqalahaasi.
Waxa La ii sheegay in Gudoomiyaha shirkadaasi Cabdi yuusuf aar Kana mid ah Saamilayda In Mudadii ugu Dambeeyey isagu hormood ka Ahaa Hawlaha Talaabooyinka shaqaalaha Lagu Gudoonsiinayo abaalmarinta isagana waxaan leeyahay hambalyo .waxaana sidoo kale Fariin u dirayaa shirkadaha wadanka inay ku daydaan Gudoomiyaha shirkada iYo dhamaan masuuliyiinta shirkada Sagal Jet.
Waxaan Sidoo kale Xukumada soomaliland La gudboon inay  dayato shirkadaasi  Shaqaalaheeda maamusto.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured