Weftigii Uu Hogaaminayey Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Wakhti Wanaagsan La Qaatay Reer Ceerigaabo, Kana Shaaheeyey Makhaayadda Shaaha Caano Geelaha Ee Xeella.

0
Monday January 11, 2021 - 21:33:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 481
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weftigii Uu Hogaaminayey Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Wakhti Wanaagsan La Qaatay Reer Ceerigaabo, Kana Shaaheeyey Makhaayadda Shaaha Caano Geelaha Ee Xeella.

    Weftigii Uu Hogaaminayey Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Wakhti Wanaagsan La Qaatay Reer Ceerigaabo, Kana Shaaheeyey Makhaayadda Shaaha Caano Geelaha Ee Xeella.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weftigii Uu Hogaaminayey Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro Oo Wakhti Wanaagsan La Qaatay Reer Ceerigaabo, Kana Shaaheeyey Makhaayadda Shaaha Caano Geelaha Ee Xeella.
Ceerigaabo(Xogreebnews)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa Maanta Wakhti Wanaagsan La Qaatay Dadweynaha Reer Ceerigaabo ee Xaruunta Gobolka Sanaag.
Weftiga uu hogaamiyo Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro ee Sugan Magaaladda Ceerigaabo ee Xaruunta Gobolka Sanaag, ayaa Maanta Dadweyne aad u badan kala shaaheeyey Makhaayadda Shaaha caano Geellaha leh lagu iibiyo ee Xeella oo ku taalla bartamaha Magaaladda Ceerigaabo. Waxaana halkaas si Wanaagsan Isku Xog-wareystay qaybaha kala duwan ee Bulshadda reer Ceerigaabo iyo xubnaha Weftiga Xisbiga WADDANI ee uu horkacayo Guddoomiye Cirro. Iyadoo kaftanno Iyo xogo kale oo badan ay shexmareen Dadweynaha ee Ceerigaabo Iyo Weftiga Xisbiga WADDANI ee kormeerka Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Doorashooyinka u jooga Gobolka Sanaag, Gaar Ahaan Ceerigaabo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured