Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Booqday Dekeda Berbera iyo Maareeyaha Dekedaha oo kusoo Dhoweyey, kuna soo wareejiyey qaybaha Dekeda...

0
Tuesday January 12, 2021 - 19:30:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Booqday Dekeda Berbera iyo Maareeyaha Dekedaha oo kusoo Dhoweyey, kuna soo wareejiyey qaybaha Dekeda...

    Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Booqday Dekeda Berbera iyo Maareeyaha Dekedaha oo kusoo Dhoweyey, kuna soo wareejiyey qaybaha Dekeda...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Booqday Dekeda Berbera iyo Maareeyaha Dekedaha oo kusoo Dhoweyey, kuna soo wareejiyey qaybaha Dekeda...
Hargeysa(Xogreebnews)- Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilahi Ismaaciil Saylici, oo Safar shaqo ku tagay Magaalada Berbera, ayaa maanta booqday Dekeda Caalamiga ah ee Berbera. 
Madaxweyne ku xigeenka iyo Wafti uu Hoggaaminayey oo Magaalada Berbera kaga qaybgalay Munaasibada mushruuc ay Maalgelinaysay dawlasa Imaaraadka Carabta ee Solarka, ayaa markii uu soo afmeeray Munaasibada booqasho ku tagay Dekeda Berbera. 
Waftiga Madaxweyne ku xigeenka Somaliland hogaaminayey waxa gudaha Dekeda Berbera kusoo dhoweeyey Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, kaasoo kusoo wareejiyey qaybaha Dekeda Berbera iyo Dekeda cusub ee Berbera oo dhamaad ku dhow.
Maareeyaha ayaa Madaxweyne ku xigeenka uga Warbixiyay horumarka baaxada leh ee ay ku Talaabsatay Dekeda Berbera. Sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, ayaa Maareeyaha uga mahad-naqay dedaalada lagu Horumarinayo Dekedaha Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured