Cuqaasha iyo Waxgaraadka Beesha Xaad Cali Jibriil Abokor oo Isku raacay Inuu Aqoonyahan Axmed Wali Cabdilahi Khaliif Noqdo Musharaxooda u Metelaya Golaha Deegaanka degmada Gabiley

0
Thursday January 14, 2021 - 02:14:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 709
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cuqaasha iyo Waxgaraadka Beesha Xaad Cali Jibriil Abokor oo Isku raacay Inuu Aqoonyahan Axmed Wali Cabdilahi Khaliif Noqdo Musharaxooda u Metelaya Golaha Deegaanka degmada Gabiley

    Cuqaasha iyo Waxgaraadka Beesha Xaad Cali Jibriil Abokor oo Isku raacay Inuu Aqoonyahan Axmed Wali Cabdilahi Khaliif Noqdo Musharaxooda u Metelaya Golaha Deegaanka degmada Gabiley

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cuqaasha iyo Waxgaraadka Beesha Xaad Cali Jibriil Abokor oo Isku raacay Inuu Aqoonyahan Axmed Wali Cabdilahi Khaliif Noqdo Musharaxooda u Metelaya Golaha Deegaanka degmada Gabiley
Gabiley(Xogreebnews)-Cuqaasha iyo Waxgaraadka Beesha Reer Xaad ee Jibriil Abokor, oo Maalmihii u dambeeyey ku hawlanaa soo xulista Musharaxa Beesha u meteli doona Doorashada Golaha Deegaanka degmada Gabiley, ayaa isku raacay inuu noqdo Musharaxooda golaha Deegaanka degmada Gabiley Aqoonyahan Axmed Wali Cabdilahi Khaliif.
Aqoonyahan Axmed Wali Cabdilahi Khaliif, ayaa ah masuul karti iyo karaamo badan ku dhex leh Bulshada dalka iyo kuwa qurbaha, waxanu si weyn uga dhex muuqda arrimaha bulshada iyo Abaabulka lagu Horumarinayo Deegaanka Gabiley iyo guud ahaan Somaliland. 
Musharax Xildhibaan gole-deegaan Axmed Wali Cabdilahi Khaliif, waxa uu xilal Xisbi iyo kuwo Qaranba kasoo qabtay dalka gudihiisa iyo weliba dalal kamid ah Yurub. Aqoonyahan Axmed Wali Cabdilahi Khaliif, waxa uu kusoo baxay xulasho xalaal ah. Waxana si rasmiya u Shaaciyey Cuqaasha iyo Waxgaraadka Beesha Xaad Cali ee Jibriil Abokor. Waxanu sidaas ku noqday Musharaxa rasmiga ah ee Beeshaas u metelaya golaha Deegaanka degmada Gabiley. 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured