Golaha Wakiilada JSL oo Aqlabiyad ku Ansixiyey Xeerka Dekedaha Somaliland...

0
Saturday January 16, 2021 - 20:18:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 671
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada JSL oo Aqlabiyad ku Ansixiyey Xeerka Dekedaha Somaliland...

    Golaha Wakiilada JSL oo Aqlabiyad ku Ansixiyey Xeerka Dekedaha Somaliland...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Wakiilada JSL oo Aqlabiyad ku Ansixiyey Xeerka Dekedaha Somaliland...
Hargeysa(xogreebnews)-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa Maanta Cod Aqlabiyada ku anxiyey Xeerka Haayada Dekedaha Somaliland oo Maalmihii u dambeeyey ay ka doodayeen Xildhibaanada goluhu.
Kal-fadhiga Mudanayaasha golaha Wakiillada ee saaka ayaa waxa shir-gudoominayey Gudoomiyaha golaha Wakiilada Md. Baashe Maxamed Faarax. Waxana kasoo xaadiray in ka badan 40 mudane.
Xoghayaha golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa qodob-qodob ugu Akhriyey mudanayaasha, kadibna waxay Isla qodob-qodob u ansixiyeen Xildhibaanadu Xeerka Dekedaha Somaliland. 
34 mudane ayaa Ansixiyey Xeerka Dekedaha Somaliland, waxa diiday 3 mudane, sidoo kale waxa ka aamusay 4 mudane Gudoomiyihii muu Coday. Sidaasanu ku ansaxmay Xeerka Dekedaha Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured