Guddoomiyaha Cusub ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA Oo Cambaareeyey Xadhigga Afar Weriye Oo Lagu Xidhay Boorama.

0
Saturday January 16, 2021 - 21:55:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 412
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Cusub ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA Oo Cambaareeyey Xadhigga Afar Weriye Oo Lagu Xidhay Boorama.

    Guddoomiyaha Cusub ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA Oo Cambaareeyey Xadhigga Afar Weriye Oo Lagu Xidhay Boorama.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Cusub ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA Oo Cambaareeyey Xadhigga Afar Weriye Oo Lagu Xidhay Boorama.
Hargeysa (Xogreebnews)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Sakariya Axmed Muxumed, ayaa si adag u Cambaareeyey wariyeyaal lagu xidhay Xaruunta Gobolka Awdal ee Boorama.
Guddoomiye Sakariye, ayaa Xadhiga Wariyeyaashan ku tilmaamay mid aan sharciga loo marin, Isla-markaana ay  ka Urur ahaan ay aad uga xun yihiin.
Guddoomiyaha SOLJA, ayaa xusay in xadhigga Weriyeyaashaasi uu amray Maayarka Magaaladda Boorama Saleebaan Xasan Xaddi oo ka cabanayey warar ay ka qoreen, waxaanu xusay in ay haboon tahay in aan sharci darro loo marin xadhigga Weriyeyaasha.
Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SOLJA, ayaa cambaarayntan Xadhiga Weriyeyaashani noqonaysaa, tii ugu horeysay ee uu ka hadlo tan Iyo intii bishii Hore si jujuub ah loogu doortay isaga iyo hogaanka cusub ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Ururka Solja.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured