Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Gabadh Dhawaan Baahisay Muuqaal Ay Ku Tacadiyayso Inan Yar Oo Ushaqaynaysay.

0
Monday January 18, 2021 - 05:15:05 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 444
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Gabadh Dhawaan Baahisay Muuqaal Ay Ku Tacadiyayso Inan Yar Oo Ushaqaynaysay.

    Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Gabadh Dhawaan Baahisay Muuqaal Ay Ku Tacadiyayso Inan Yar Oo Ushaqaynaysay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Booliska Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabay Gabadh Dhawaan Baahisay Muuqaal Ay Ku Tacadiyayso Inan Yar Oo Ushaqaynaysay.

Hargeysa(Xogreebnews)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay haweenay ay maalmihii udnabeeyay ku daba jireen kadib markii ay baahisay muuqaal ay ka duubtay inan yar oo u shaqaynaysay iyadoo hatidaad ku haysa.

Ciidanka booliska oo soo saaray qoraal ay kaha hadlayaa qabashada gabadhan ayaa udhignaa Sidan;

"Abaaro 12 Dihurnimo Ee Maanta ayaa Ciidanka Booliska Somaliland Xabsiga U taxabeen Samsam Ismaaciil Cartan, oo dhawaan gabadh yar oo u shaqaynaysay Ka duubtay Muuqaal.


Samsam ayaa hada ku xidhan Saldhiga Koodbuur Ee Magaalada Hargeisa.

Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku haya baadhitaan khuseeya waxa ku kalifay Muuqaalka ay ka duubtay Gabadhaasi yar Ee u shaqaynasay.

Wixii Faah-faahin ah Ciidanku Dib ayuu ula wadaagi Shacbiga Somaliland ”




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured