DAAWO: Xasan Sheekh Cabilaahi Ibraahim Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Golaha Wakiilada Jsl Ee Gobolka Maroodi Jeex.

0
Monday January 18, 2021 - 05:19:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 488
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DAAWO: Xasan Sheekh Cabilaahi Ibraahim Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Golaha Wakiilada Jsl Ee Gobolka Maroodi Jeex.

    DAAWO: Xasan Sheekh Cabilaahi Ibraahim Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Golaha Wakiilada Jsl Ee Gobolka Maroodi Jeex.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DAAWO: Xasan Sheekh Cabilaahi Ibraahim Oo Shaaciyay In Uu Usharaxan Yahay Golaha Wakiilada Jsl Ee Gobolka Maroodi Jeex.

Aqoonyahan Xasan Sheekh Cabdilaahi Ibraahim Ayaa Shaaciyay in uu Sharaxan yahay xildhibaanada Golaha Wakiilada ee Gobolka Maroodi Jeex. kana sharaxan yahay  Xisbiga Wadani .

 

 

Sidoo kale Aqoonyahan Sheekh Cabdilaahi ayaa soo bandhigay Qorshayaasha Uu Doonaya in uu waxka qabto hadii uu ku guulaysto xildhibaanimada golaha wakiilada somaliland ee doorashada fooda inagu soo haysa

Aqoonyahan Musharax Xasan sheekh Cabdilaahi ayaa kamid Dhalinyarada Reer somaliland ee wax kusoo baratay  jaamacadaha dalka Suudaan oo uu kasoo bartay sharciga kuna soo diyaariyay shahaadada labaad ee masterta isagoo bare ka ah jaamacadaha jamhuuriyada Somaliland.

Dhanka kale aqoonyahan Musharax Xasan Sheekh cabdilaahi ayaa kamid ah aqoonyahanka Dalka ee aqoonta dheeriga diinta islaamka kana mid ah shakhsiyaadka ay dhisan tahay aqoontiisa   diineed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured