"Qofka Yidhaa Xukuumadda Muuse Biixi, Tii Siilaanyo Way Ka Musuq-maasuq Yar Tahay, Waa Beenaale Ama Waa War-Moog" Abwaan Weedhsame.

0
Monday January 18, 2021 - 05:22:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 425
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Qofka Yidhaa Xukuumadda Muuse Biixi, Tii Siilaanyo Way Ka Musuq-maasuq Yar Tahay, Waa Beenaale Ama Waa War-Moog" Abwaan Weedhsame.

    "Qofka Yidhaa Xukuumadda Muuse Biixi, Tii Siilaanyo Way Ka Musuq-maasuq Yar Tahay, Waa Beenaale Ama Waa War-Moog" Abwaan Weedhsame.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Qofka Yidhaa Xukuumadda Muuse Biixi, Tii Siilaanyo Way Ka Musuq-maasuq Yar Tahay, Waa Beenaale Ama Waa War-Moog" Abwaan Weedhsame.

Hargeysa(Xogreebnews)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil "Weedhsame” Oo kamid ah  hal abuura reer somalland ee badi ka hadla xaaladaha dalka iyo toosin xukuumada Somaliland ayaa qoraal kooban oo uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga ku sheegay in aanay xukuumada madaxwayne biixi ka musuq maasuq iyo wax lunsi yarayn xukuumadii Axmed Siilaanyo ee ay xilka kala wareegtay.

Sidoo kale Abwaan Weedhsame ayaa dadka aaminsan in xukuumada madaxwayne biixi ka musuq maasuq yar tahay xukuumadii Axmed Siilaanyo Ku tilmaamay kuwo aan waxbadan ogayn oo ay war moog yihiin amaba ay ka been sheegayaa xaqiiqada jirta.


Qoraal uu Abwaan Weedhsame bulshada la wadaagay ayaa bulshada ka dhex abuuray dood baahsan wuxuna udhignaa Sidan;

"Qofka yidhaa ‘Xukuumadda Muuse Biixi tii Siilaanyo way ka Musuqmaasuq yar tahay” Ama Waa Beenaale Ama Waa War-Moog. Edited.Ayuu Yidhi Abwaan Xasan Daahir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured