Dekeda Cusub ee Berbera oo gabo-gabo ah iyo Madaxweynaha JSL oo la Filayo Inuu Badh-tamaha Sanaadkan 2021-ka Xadhiga ka Jaro...

0
Monday January 18, 2021 - 16:36:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 591
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dekeda Cusub ee Berbera oo gabo-gabo ah iyo Madaxweynaha JSL oo la Filayo Inuu Badh-tamaha Sanaadkan 2021-ka Xadhiga ka Jaro...

    Dekeda Cusub ee Berbera oo gabo-gabo ah iyo Madaxweynaha JSL oo la Filayo Inuu Badh-tamaha Sanaadkan 2021-ka Xadhiga ka Jaro...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dekeda Cusub ee Berbera oo gabo-gabo ah iyo Madaxweynaha JSL oo la Filayo Inuu Badh-tamaha Sanaadkan 2021-ka Xadhiga ka Jaro...
Berbera(Xogreebnews)- Dekeda Cusub Berbera, ayaa gabo-gabo ah, isla markaana la filaya inay si rasmiya u dhamaato horaanta sannaadka 2021-ka.
Dekeda cusub ee Berbera, ayaa hada gabo-gabo ah, waxanay dhamaatay %90, waxana la filaya inuu dhowaan xadhiga ka jaro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi. 
Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa dabo-gal iyo Kormeer joogta ah ku sameeya Dekeda cusub ee Berbera, waxanu si joogta ah u dardar-geliyaa inuu xaliyo caqabad kasta oo hakad-gelinaysa hab-Sami u Socodka dhismaha Dekeda cusub ee Berbera. 
Dekeda Cusub ee Berbera ayaa waxa dhismaheeda maaligeliyey shirkada Dp World. Dekedan ayaa ah mid Casriya oo Terminal ah, waxana isticmalaya Maraakiibta sida Koontiinarada.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured