Jaaliyaddaha Somaliland ee Maraykanka iyo Canada oo Shahaado-sharaf Gudoonsiiyey Maareeyaha Dekedaha Somaliland.

0
Tuesday January 19, 2021 - 20:16:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 784
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaaliyaddaha Somaliland ee Maraykanka iyo Canada oo Shahaado-sharaf Gudoonsiiyey Maareeyaha Dekedaha Somaliland.

    Jaaliyaddaha Somaliland ee Maraykanka iyo Canada oo Shahaado-sharaf Gudoonsiiyey Maareeyaha Dekedaha Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaaliyaddaha Somaliland ee Maraykanka iyo Canada oo Shahaado-sharaf Gudoonsiiyey Maareeyaha Dekedaha Somaliland.
Berbera(Xogreebnews)- Qaar kamid ah Qurba joogta Somaliland ee Aqoonyahanada ah, ku nool dalalka Maraykanka iyo Canada, ayaa Shahaado-sharaf ku Maamusay Maareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi. 
Xubnaha Aqoonyahanka ah ee qurba joogta ah, ayaa ku sameeyey Shahaadada ay ku maamuseen Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan inuu ku mutaystay Waxqabadka salka Balaadhan ee u gaadhsiiyey Dekeda Berbera.
Sidoo kale, waxay ku boggaadiyeen Maareeyaha inuu yahay masuul karti badan, kana Dalbaday inuu sii wado dedaalka iyo horumarka baaxada leh ee u ku hoggaaminayo Dekedaha dalka.
Shahaado-sharaftan ayaa waxa soo gaadhsiiyey Maareeyaha, Yaasiin Jaamac Maxamed, oo ka wakiil ah, xubnaha Jaaliyadda Somaliland ee Maraykanka iyo Canada oo iyaggu usoo diray Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi. 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured