Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo si weyn ugu soo Dhoweeyey gudaha Dekeda Berbera Safiirka Ingriiska Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayo, Mr Stuart Brown oo ah Madaxa Xafiiska Ingiriiska ee Jamuuriyadda Somaliland

0
Thursday January 21, 2021 - 00:38:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 619
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo si weyn ugu soo Dhoweeyey gudaha Dekeda Berbera Safiirka Ingriiska Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayo, Mr Stuart Brown oo ah Madaxa Xafiiska Ingiriiska ee Jamuuriyadda Somaliland

    Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo si weyn ugu soo Dhoweeyey gudaha Dekeda Berbera Safiirka Ingriiska Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayo, Mr Stuart Brown oo ah Madaxa Xafiiska Ingiriiska ee Jamuuriyadda Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedaha Somaliland oo si weyn ugu soo Dhoweeyey gudaha Dekeda Berbera Safiirka Ingriiska Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayo, Mr Stuart Brown oo ah Madaxa Xafiiska Ingiriiska ee Jamuuriyadda Somaliland
Berbera(Xogreebnews)- Maareeyaha guud ee Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, aya Shalay gudaha Dekeda Berbera si weyn ugu soo dhoweeyey Safiirka Ingiriiska u fadhiya Somaliland iyo Somaliya Mr.Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayo, Mr Stuart Brown oo ah Madaxa Xafiiska Ingiriiska ee Jamuuriyadda Somaliland.
Maareeyaha ayaa Warbixin ka siiyey Safiir horumarka baaxada leh ee ay ku Talaabsatay Dekeda Berbera iyo sidoo kale Dhismaha Dekeda cusub ee Berbera.
Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal kooban oo u ku baahiyey Maareeye Siciid Xasan  Cabdilahi bartiisa Facebook kasoo u dhigan sidan.
"Waxa aannu ku soo dhaweynnay goobta ay ka socoto dhismaha balaadhinta Dekedda Caalamiga ah ee Berbera, Safiirka Dalka Ingiriiska, Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayo, Mr Stuart Brown oo ah Madaxa Xafiiska Ingiriiska ee Jamuuriyadda Somaliland oo nagu soo booqday gudaha Dekedda Berbera".



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured