Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Hadhimo-sharafeed Qado ah ku Maamusay Haldoorka Jaaliyaddaha Somaliland ee Maraykanka, Seattle iyo UK...

0
Thursday January 21, 2021 - 16:40:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 453
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Hadhimo-sharafeed Qado ah ku Maamusay Haldoorka Jaaliyaddaha Somaliland ee Maraykanka, Seattle iyo UK...

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Hadhimo-sharafeed Qado ah ku Maamusay Haldoorka Jaaliyaddaha Somaliland ee Maraykanka, Seattle iyo UK...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Hadhimo-sharafeed Qado ah ku Maamusay Haldoorka Jaaliyaddaha Somaliland ee Maraykanka, Seattle iyo UK...
Hargeysa(xogreebnews)-Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed oo ku sugan Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta Qado-sharaf sameeyey Haldoorka Jaaliyada Somaliland ee Maraykanka, Seattle iyo London iyo UK.
Kulankan ayaa kulmiyey Jaaliyadda Somaliland ee wadamo kala duwan, waxana xubnaha Jaaliyaddu uga mahad-naqeen Safiirka kulanka qiimaha leh ee u ku Maamusay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured