Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Wax Ka Bedel Ku Sameysay Qiimaha Lagu kala Qaadan Jiray Magta, Qoonta Iyo Meherka Dumarka!

0
Thursday January 21, 2021 - 21:08:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 474
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Wax Ka Bedel Ku Sameysay Qiimaha Lagu kala Qaadan Jiray Magta, Qoonta Iyo Meherka Dumarka!

    Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Wax Ka Bedel Ku Sameysay Qiimaha Lagu kala Qaadan Jiray Magta, Qoonta Iyo Meherka Dumarka!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Sare Ee Jsl Oo Wax Ka Bedel Ku Sameysay Qiimaha Lagu kala Qaadan Jiray Magta, Qoonta Iyo Meherka Dumarka!

Hargeysa(Xogreebnews)-Maxkamadda Sare JSL waxay soo saartay wareegto ujeedadeedu ku saabsan tahay wax ka bedel ay ku sameysay qiimaha Magta, Qoomaha iyo Meherka dumarka  ee dacwadaha Maxkamaddaha soo gala waana sidan:-

1;Dilka, dhaawaca ama qoonta badheedhka ah waxa lagu kala qaadanayaa qiimo ah hashiiba 3,500,000 (Saddex milyan iyo shan boqol oo kun oo shilin Somaliland ah).

2;Dilka, dhaawaca ama qoonta aan badheedhka ahayn ee kama sida shilalka Baabuurta iyo wixii la mid ah ee maqaadiir ah waxaa lagu kala qaadanayaa qiimo ah hashiiba 2,500,000 (Laba milyan iyo shan boqol oo kun oo shilin Somaliland ah).

 

 

3;Meherka dumarka waxaa lagu kala qaadanayaa qiimo ah hashiiba 3,500,000 (Saddex milyan iyo shan boqol oo kun oo shilin Somaliland ah).

4;Wareegtadan waxaa ka baxsan wixii ay dhinacyadu dibadda kaga soo heshiiyaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured