Safiirka dalka Ingiriiska, Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayey Mr Stuart Brown oo ah madaxa xafiiska Ingiriiska ee Somaliland oo booqasho ku Tagay Kuliyada Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliland.

0
Thursday January 21, 2021 - 21:59:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 492
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka dalka Ingiriiska, Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayey Mr Stuart Brown oo ah madaxa xafiiska Ingiriiska ee Somaliland oo booqasho ku Tagay Kuliyada Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliland.

    Safiirka dalka Ingiriiska, Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayey Mr Stuart Brown oo ah madaxa xafiiska Ingiriiska ee Somaliland oo booqasho ku Tagay Kuliyada Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka dalka Ingiriiska, Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayey Mr Stuart Brown oo ah madaxa xafiiska Ingiriiska ee Somaliland oo booqasho ku Tagay Kuliyada Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliland.
Hargeysa(Xogreebnews)- Safiirka dalka Ingiriiska, Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayey Mr Stuart Brown oo ah madaxa xafiiska Ingiriiska ee Somaliland Ayaa maanta booqasho ku yimi Kuliyada Saraakiisha Ciidanka Booliska Somaliland.
Booqashada Safiirka Waxa Ku Wehelinaayay Taliye Ku Xigeenka Kowaad Ee Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdi Xasan Mire.
Safiirku wuxuu Kulan La qaatay Madaxda Sare Ee Kuliyada Oo uu ka waraystay Xaalka Guud Ee Kuliyada, waxayna ugu warbixiyeen Kuliyada Iyo Sida ay u shaqayso Isagoo meel meel u soo indho indheeyay Qaybaha Kala Duwan Ee Kuliyada.
Ugu Dambayntii Safiirka Iyo Waftigiisu Waxay Soo Mareen Saraakiisha Booliska Ee ku Jira Kuliyada Iyagoo Ku Jira Xiisaskogii waxuna Ku amaanay Sida ay Ciidanka Boolisku u dhismeen Ee ay u yesheen Saraakiil Badan Oo Jaamacadaha Ka Soo Baxay.
Xafiiska Warbaahinta
Ciidanka Booliska JSL



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured