Wafti ka Socda Wasaarada Gaadiidka Jabuuti oo Kulan Qoto-dheer la Qaatay Wasaarada Gaadiidka Somaliland iyo Safiirka Somaliland u Jabuuti oo Gadhwadeenka ahaa Qabsoomida Kulanka...

0
Monday February 01, 2021 - 15:47:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti ka Socda Wasaarada Gaadiidka Jabuuti oo Kulan Qoto-dheer la Qaatay Wasaarada Gaadiidka Somaliland iyo Safiirka Somaliland u Jabuuti oo Gadhwadeenka ahaa Qabsoomida Kulanka...

    Wafti ka Socda Wasaarada Gaadiidka Jabuuti oo Kulan Qoto-dheer la Qaatay Wasaarada Gaadiidka Somaliland iyo Safiirka Somaliland u Jabuuti oo Gadhwadeenka ahaa Qabsoomida Kulanka...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti ka Socda Wasaarada Gaadiidka Jabuuti oo Kulan Qoto-dheer la Qaatay Wasaarada Gaadiidka Somaliland iyo Safiirka Somaliland u Jabuuti oo Gadhwadeenka ahaa Qabsoomida Kulanka...
Hargeysa(xogreebnews)-Wafti Balaadhan oo ka socda Wasaarada Gaadiidka Jamhuuriyadda Jabuuti, oo safar shaqo ku yimi Somaliland, ayaa Maanta Kulan kula qaatay Wasaarada Gaadiidka Somaliland. 
Xidhiidhka labada Wasaaradood, ayaa waxa si weyn uga Shaqeeyey safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, waxana labada wasaaradood saaka si qoto-dheer uga wadahadleen sidii labada wasaaradood iskaga kaashan lahaayeen Mashaaric lagu horumarinaayo Gaadiidka labada dal.
Geesta kale, kulankan ayaa kusoo dhamaaday is afgaraad labada wasaaradood ka gaadheen arimihii ay ka wada hadleen, sidoo kalena waxa goob joog ka ahaa kulanka, isla markaana si weyn uga soo Shaqeeyey Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured