Xisbiga Kulmiye oo si Rasmiya u Aqbalay Musharaxnimada Xildhibaan Cabdirashid Berberatta iyo Taageerayaashiisa oo u Aqoonsaday Maayirka Mustaqbalka ee Berbera...

0
Thursday February 18, 2021 - 20:31:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Kulmiye oo si Rasmiya u Aqbalay Musharaxnimada Xildhibaan Cabdirashid Berberatta iyo Taageerayaashiisa oo u Aqoonsaday Maayirka Mustaqbalka ee Berbera...

    Xisbiga Kulmiye oo si Rasmiya u Aqbalay Musharaxnimada Xildhibaan Cabdirashid Berberatta iyo Taageerayaashiisa oo u Aqoonsaday Maayirka Mustaqbalka ee Berbera...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Kulmiye oo si Rasmiya u Aqbalay Musharaxnimada Xildhibaan Cabdirashid Berberatta iyo Taageerayaashiisa oo u Aqoonsaday Maayirka Mustaqbalka ee Berbera...
Berbera(Xogreebnews)-Musharax Xildhibaan Cabdirashid Maxamed Yuusuf ' Berberatta', oo kamid ah Mudanayaasha golaha Deegaanka degmada Berbera, Isla markaana mar kale u sharaxan golaha Deegaanka Berbera, ayaa si rasmiya u buuxiyey shuruudaha Xisbiyadu kusoo xulanayaan Musharaxiintooda golayaasha Deegaanka ee dalka. Waxanu si rasmiya Xisbiga Kulmiye ugu qancay kartada iyo waayo-aragnimada Musharax Xildhibaan Cabdirashid Berberatta inuu noqdo Musharax ka tartamaya Xisbiga Kulmiye una ordaya Xisbiga talada haya ee Kulmiye. 
Musharax Xildhibaan gole-deegaan Cabdirashid Berberatta, ayaa kamid ah mudanayaasha ugu waxqabadka badnaa ee golaha Deegaanka degmada Berbera, waaxanu kamid yahay shaqsiyaadka faro ku tiriska ah ee Berbera sida weyn looga tixgeliyo, Musharaxa ayaa noqday mid ay si weyn usoo dhoweeyeen kumanaan kamid ah Bulshada Berbera oo u riyaaqaya hankiisa Musharaxnimo.
Taageerayaasha Musharax Xildhibaan gole-deegaan Cabdirashid Maxamed Yuusuf, ayaa doonayaa inuu Musharax Xildhibaan Cabdirashid Berberatta noqdo Maayirka Mustaqbalka dhow ee Berbera. 
Muwaadin dooro Xildhibaan Cabdirashid Berberatta oo ah masuulkii si dhab ah ku meteli lahaa beri.
Ucodee Cabdirashid 2021
Guul iyo Gobanimo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured