Muwaadin Dooro Musharax Xildhibaan Khaalid Cabdilahi Falaago oo Xog-ogaal u ah Baahiyaha Aas-aasiga ee Caasimada JSL.

0
Thursday February 18, 2021 - 22:18:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muwaadin Dooro Musharax Xildhibaan Khaalid Cabdilahi Falaago oo Xog-ogaal u ah Baahiyaha Aas-aasiga ee Caasimada JSL.

    Muwaadin Dooro Musharax Xildhibaan Khaalid Cabdilahi Falaago oo Xog-ogaal u ah Baahiyaha Aas-aasiga ee Caasimada JSL.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muwaadin Dooro Musharax Xildhibaan Khaalid Cabdilahi Falaago oo Xog-ogaal u ah Baahiyaha Aas-aasiga ee Caasimada JSL.
Hargeysa(Xogreebnews)-Musharax Xildhibaan Khaalid Cabdilahi Falaago, waa Aqoonyahan u taagan kamid noqoshada Xildhibaanada golaha Deegaanka degmada Hargeysa.
Musharax Xildhibaan Khaalid Cabdilahi waxa uu ka sharaxan yahay Xisbiga Wadani, isagoo kamid noqon doona Mudanayaasha golaha Deegaanka degmada Hargeysa, hadii Eebbe idmo. Musharax Xildhibaan Khaalid Cabdilahi Falaago, waxa 30-kii sanno ee u dambeeyey noloshiisa ku noola Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa,  waana Musharax ka dheregsan baahiyaha aas-aasiga ah ee ay tabayso Caasimada Hargaysa oo loo aqoonsan yahay Caasimadii bila Kabaha ahayd.
Musharax Xildhibaan Gole-deegaan Khaalid Cabdilahi Falaago, waa Musharax aqoon-durugsan u leh, xilka u ordayo, waana masuul la Dareen ah Bulshada uu meteli doono, fadlan Muwaadin codkaaga sii Musharax Xildhibaan Khaalid Cabdilahi Fallaago, oo u qalma inuu ku metelo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured