Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kala Sexeexday Heshiish Dhinaca Amniga Labada Dal Ah.

0
Friday February 19, 2021 - 01:10:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 420
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kala Sexeexday Heshiish Dhinaca Amniga Labada Dal Ah.

    Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kala Sexeexday Heshiish Dhinaca Amniga Labada Dal Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Iyo Jabuuti Oo Kala Sexeexday Heshiish Dhinaca Amniga Labada Dal Ah.

Wafti Uu Hogaaminayay Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland oo uu Weheliyaan xeer ilaaliyaha guud ,badhasaabka gobolka salal iyo safiirka Somaliland ufadhiya dalka jabuuti ayaa heshiish dhinac iskaashiga abniga labada dal la sexeexday Taliyaha ciidanka booliska dalka jabuuti oo ay weheliyaan masuuliyin kale oo katirsan xukuumada dalka jabuti.

 

 

Waxaana Heshiishkan ay kala sexeexdeen Somaliland iyo jabuuti faah faahin ka bixiyay taliyaha ciidanka booliska jabuuti iyo taliyaha ciidanka booliska Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured