Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Xaalada Qasan Ee Ka Taagan Magaalada Muqdisho.

0
Friday February 19, 2021 - 19:41:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 37
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Xaalada Qasan Ee Ka Taagan Magaalada Muqdisho.

    Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Xaalada Qasan Ee Ka Taagan Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Xaalada Qasan Ee Ka Taagan Magaalada Muqdisho.

Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhacayay xalay iyo saakay oo jimco ah.

Waxay ugu baaqeen deganaan iyo is xakameyn dhinacyada ay khuseyso, waxa ay boorriyeen in ay furnaato waddada wadahadalka si loo yareeyo xiisadaha kasoo cusboonaaday Muqdisho.

Bahda Qaramada midoobay waxay sheegeen in degdeg lagu qabto kulan ay isugu yimaadaan Madaxda Dowlada Federaalka iyo kuwa Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Federaalka si ay heshiis siyaasadeed uga gaaraan hirgalinta doorasho.

Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa maanta kacsan kadib markii dowladda federalka ay bandow kusoo rogtay magaalada ayna rasaas ku kala erisay mudaharaad ay hoggaaminayeen mucaaradka.

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured