Muwaadin u Codee: Musharax Xildhibaan gole-deegaan Axmed Wali Cabdilahi Khaliif oo Noqday Musharaxa ugu Taageerada Badan Gobolka Gabiley iyo Sawiiradiisa oo Qabsaday Baraha Bulshada

Gabiley(xogreebnews)Qaybaha Bulshada Gobolka Gabiley, ayaa si weyn usoo dhowaysay Musharax Xildhibaan gole-deegaan Axmed Wali Cabdilahi Khaliif, ayaa u sharaxan golaha Deegaanka degmada Gabiley.
Musharaxa ayaa ah, Aqoonyahan si weyn saamayn ugu leh Gobolka Gabiley, isla markaana waxa uu kamid yahay shaqsiyaadka Haldoorka ah ee sida weyn looga tixgeliyo.
Taageerayaasha Musharax Axmed Wali, ayaa todobaadkan si weyn baraha Bulshada ugu faafinayay taageerada iyo Sawiirada Musharaxa, iyagoo Ebbe uga baryeya inuu ku guuleeyo hankiisa iyo Musharaxnimadiisa.
Musharaxan, ayaa waxa usoo xushay inuu metelo Beesha Reer Xaad ee Jibriil Abokor, kuwasoo isku raacay, isla markaana u gartay inuu noqdo Xubintooda golaha Deegaanka degmada Gabiley Musharax Xildhibaan gole-deegaan Axmed Wali Cabdilahi Khaliif.
Musharaxa ayaa kamid ah shaqsiyaadka labeenta ah ee sida weyn looga tixgeliyo dalka iyo dibada, waana ruug-cadaa u bislaaday hanashada dadweynaha iyo wax u qabaashadooda. Leave a comment |
|