Mujaahid, Xildhibaan Waysa-Cade iyo Mujaahid Cabdisalaan Turki oo Booqday Dekeda Berbera, Kuna Indho-daraan-daray horumarka baaxada leh ee ay ku Talaabsatay....

0
Sunday February 21, 2021 - 13:39:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 728
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mujaahid, Xildhibaan Waysa-Cade iyo Mujaahid Cabdisalaan Turki oo Booqday Dekeda Berbera, Kuna Indho-daraan-daray horumarka baaxada leh ee ay ku Talaabsatay....

    Mujaahid, Xildhibaan Waysa-Cade iyo Mujaahid Cabdisalaan Turki oo Booqday Dekeda Berbera, Kuna Indho-daraan-daray horumarka baaxada leh ee ay ku Talaabsatay....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mujaahid, Xildhibaan Waysa-Cade iyo Mujaahid Cabdisalaan Turki oo Booqday Dekeda Berbera, Kuna Indho-daraan-daray horumarka baaxada leh ee ay ku Talaabsatay....
Berbera(Xogreebnews)- Mujaahid, Xildhibaan Axmed Wayse Cade oo Kamid ah Mudanayaasha golaha Wakiillada ee laga soo doortay Gobolka Saaxil iyo Mujaahid Cabdisalaan Turki, ayaa Maanta booqday Dekeda caalamiga ah ee Berbera, taasoo sannooyinkii u dambeeyey ku Talaabsatay horumar baaxad leh.
Xildhibaan Waysa-Cade iyo Mujaahid Cabdisalaan Turki, ayaa waxa gudaha Dekeda Berbera kusoo dhoweeyey Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi, kasoo kusoo wareejiyey qaybaha Dekeda, isla markaana uga warbixiyey halka ay marayso Dhismaha Dekeda cusub ee Berbera oo gabo-gabo ah.
Labada Mujaahid, ayaa si weyn ugu Indho-daraan-daray horumarka baaxada leh ee ay ku Talaabsatay Dekeda Berbera, waxanay uga mahadceliyeen Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng Siciid Xasan Cabdilahi iyo Xukuumada Somaliland dedaalka iyo tacabka ay gelisay Dekeda Berbera.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured