"Xisbiga KULMIYE Waxaa Uu Sheegay Inuu Lacagtii Ka Daayay Musharaxiinta Gabooye, Waxa'se Bulshadda U Sheegaynaa In Aanay Jirin Musharaxiin Uu Xisbigaasi Naga Aqbalay".Suldaan Abu-suufiyaan.

0
Monday February 22, 2021 - 22:26:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 575
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xisbiga KULMIYE Waxaa Uu Sheegay Inuu Lacagtii Ka Daayay Musharaxiinta Gabooye, Waxa'se Bulshadda U Sheegaynaa In Aanay Jirin Musharaxiin Uu Xisbigaasi Naga Aqbalay".Suldaan Abu-suufiyaan.

    "Xisbiga KULMIYE Waxaa Uu Sheegay Inuu Lacagtii Ka Daayay Musharaxiinta Gabooye, Waxa'se Bulshadda U Sheegaynaa In Aanay Jirin Musharaxiin Uu Xisbigaasi Naga Aqbalay".Suldaan Abu-suufiyaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xisbiga KULMIYE Waxaa Uu Sheegay Inuu Lacagtii Ka Daayay Musharaxiinta Gabooye, Waxa'se Bulshadda U Sheegaynaa In Aanay Jirin Musharaxiin Uu Xisbigaasi Naga Aqbalay".Suldaan Abu-suufiyaan.
Hargeysa (Xogreebnews)- Suldaan Abu-suufiyaan ka mid ah Madaxdhaqmeedka Beelaha Gabooye, ayaa Beeniyey hadal Xisbiga KULMIYE kasoo Yeedhay, kaasoo nuxurkiisu ahaa Inuu Musharaxiintooda uu ka daayey lacagihii laga rabay. 
Suldaan Abu-suufiyaan oo Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa, ayaa Sheegay in aanay waxba ka jirin sheegashadda Xisbiga KULMIYE ee ah Inuu Musharaxiintooda ka daayey lacagihii. Waxaanu xusay in aanu kaba aqbalin Qabashadda Musharaxiintooda. Waxaanu Yidhi"Waxaanu Bulshada u sheegayna inaanay jirin Musharaxiin uu Xisbigaasi naga aqbalay.
Wuxuu intaa raacayey oo uu Yidhi "Musharaxiinta in la aqbalo iyo in lacag laga daayo keeba horeysa ?".




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured