Shirkada Sagal-jet oo Shaacisay 11 Shaqaale Cusub ah oo ay Hab-cadaaladeed u Xulatay

0
Tuesday February 23, 2021 - 12:59:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 434
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkada Sagal-jet oo Shaacisay 11 Shaqaale Cusub ah oo ay Hab-cadaaladeed u Xulatay

    Shirkada Sagal-jet oo Shaacisay 11 Shaqaale Cusub ah oo ay Hab-cadaaladeed u Xulatay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada Sagal-jet oo Shaacisay 11 Shaqaale Cusub ah oo ay Hab-cadaaladeed u Xulatay
Hargeysa(Xogreebnews)-Shirkada Daabacaada ugu weyn geyiga Somaliland ee Sagal-jet, oo dhowaan baahisay boosas Shaqo oo ka Banaana Shirkadaas, ayaa maanta si rasmiya u shaacisay 11 qof oo ku guulaystay boosaskii ay u baahnaayeen.
Shirkaddu waxay shaacisay in CV-yada shaqada ay soo codsadeen in ka badan 200, oo qof. Waxanay hab-cadaaladeed u qaateen 11-kii qof ee Shirkaddu u baahnayd. Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal kooban oo Shirkadda Sagal-jet ku baahisay bogga ay ku leedahay Facebook, kaasoo u dhigan sidan. 
"Shirkadda Sagaljet waxay guud ahaan hambalyaynaysaa dhalinyaradii 200 ka badnayd ee soo xaraystay Boosaskii shaqaale ee ay Shirkaddu u baahatay, Si gaar waxa Shirkaddu u hambalyanaysaa 11qof oo noqday guulaystayaasha fursaddan shaqo oo kala ahaa: 
1. Eng Jimaleh A.Kadir Sh.adem
2. Caydaruus Cabdi Ibrahim
3. Ridwaan Mohamed Abdulahi
4. Nasri Osman Mohumed
5. Mohamed Ahmed Abdi
6. Mohamed Adan Mohamud
7. Ahmed Ali Arrale
8. Abdifatah Mohamed Dahir
9. Ahmed Ali Duale
10. Mustafe Ibrahim Ahmed
11. Caydaruus A. Hussein 
Congratulations



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured