Guddoomiye Dr Cirro Iyo Masuuliyiin Sare Oo Xisbiga WADDANI Ka Tirsan Oo Wefti Heer Caalamiya Kula Shiray Hoyga Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI.

0
Tuesday February 23, 2021 - 19:46:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 497
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Dr Cirro Iyo Masuuliyiin Sare Oo Xisbiga WADDANI Ka Tirsan Oo Wefti Heer Caalamiya Kula Shiray Hoyga Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI.

    Guddoomiye Dr Cirro Iyo Masuuliyiin Sare Oo Xisbiga WADDANI Ka Tirsan Oo Wefti Heer Caalamiya Kula Shiray Hoyga Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Dr Cirro Iyo Masuuliyiin Sare Oo Xisbiga WADDANI Ka Tirsan Oo Wefti Heer Caalamiya Kula Shiray Hoyga Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI.
Hargeysa (Xogreebnews)- Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro oo ay wehelinayaan Hoggaanka Sare ee Xisbiga, ayaa galabta ku qaabilay hoygiisa Wefdi ka socda Saaxiibadda Somaliland & daneeyayaasha Dimuqraadiyadda.
Wefdiga ka socday Beesha Caalamka, ayaa isugu jiray wufuud ka kala socda EU, UN, Britain, Sweden, Denmark, iyo Germany oo dhammaantood ah saaxiibada Somaliland ka taageera Doorashooyinka iyo Dimuqraadiyadda.
Xisbiga WADDANI iyo Wefdiga Beesha Caalamka ka socda, ayaa isla falanqeeyey isla markaana ka wada hadlay Arrimaha habsami u socodka howlaha u diyaar garowga Doorashooyinka isku sidkan ee ku muddeysan in ay dhacaan 31 may 2021.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured