Gaadhi Kamid ahaa Waftiga Gudoomiyaha Cirro oo Shil ku Galay Inta u Dhaxaysa Caynaba Iyo Burco

0
Saturday February 27, 2021 - 01:50:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gaadhi Kamid ahaa Waftiga Gudoomiyaha Cirro oo Shil ku Galay Inta u Dhaxaysa Caynaba Iyo Burco

    Gaadhi Kamid ahaa Waftiga Gudoomiyaha Cirro oo Shil ku Galay Inta u Dhaxaysa Caynaba Iyo Burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gaadhi Kamid ahaa Waftiga Gudoomiyaha Cirro oo Shil ku Galay Inta u Dhaxaysa Caynaba Iyo Burco
Caynaba(Xogreebnews)- Gaadhi kamid ah Waftiga Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi 'Cirro' oo kasoo laabtay Magaalada Caynaba oo Xisbigu ugu soo xafladeeyey Musharaxiin ka qaybgalaya doorashada Golaha Deegaanka Caynabo, ayaa caawa Shil ku galay wadada u dhaxaysa Magaalada Caynaba iyo Burco.
Gaadhiga dhacay ayaa la sheegay inay saarnaayeen Sawiir qaadayaasha Xisbiga Waddani iyo xubno Kamid ah bahda Warfaafinta Xisbigaas.
Ma jiro wax dhimaasho ah ama dhaawac culus oo soo gaadhay dadkii Saarna gaadhiga.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured