"Waar hooy dhalinyarooy hadalka oday Ismaaciil ha qaloocinina. Waa sidan nuxurka hadalkiisu". Siyaasi Cali Mareexan

0
Saturday February 27, 2021 - 18:28:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 589
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Waar hooy dhalinyarooy hadalka oday Ismaaciil ha qaloocinina. Waa sidan nuxurka hadalkiisu". Siyaasi Cali Mareexan

    "Waar hooy dhalinyarooy hadalka oday Ismaaciil ha qaloocinina. Waa sidan nuxurka hadalkiisu". Siyaasi Cali Mareexan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waar hooy dhalinyarooy hadalka oday Ismaaciil ha qaloocinina. Waa sidan nuxurka hadalkiisu". Siyaasi Cali Mareexan
"Anigu waxaan aamin sanahay in Soomaalida geeska Afrika aanay kala maarmi karin. Ama Somaliland ha joogto ama Jabuuti ha joogto ama Somaliya ha joogto ama Itoobiya ha joogto ama Kiiniya ha joogto. Hadii la yidhaahdo Soomalidaa geeska Afrika ku nooli ma kala maarmi kartaa? jawaabtu waa maya! Hadii la yidhaahdo maamulo ma kala samaysan karaan? Jawaanbu waa haa"
Anigu markaan hadalka prof. Buubaa  dhuuxay wuxuu ka hadlayaa shantii Soomaaliyeed, wuxuu ka hadlayaa aragtidii aynu qabnay lixdankii isaga oo ku salaynaya qoomiyad Soomaali.  Si gaar ah ugama hadlin Somaliya iyo Somaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured