"Murrashax Xisbigayga Iska Sharaxay Oo Sweden Ka Yimid, Xadhig ayaa Lala Doon doonayaa, isagiina Wuu Baxsaday Meel Uu Ku Dambeeyey Ma Garanayno" Ismaaciil Yare

0
Saturday February 27, 2021 - 22:35:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 362
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Murrashax Xisbigayga Iska Sharaxay Oo Sweden Ka Yimid, Xadhig ayaa Lala Doon doonayaa, isagiina Wuu Baxsaday Meel Uu Ku Dambeeyey Ma Garanayno" Ismaaciil Yare

    "Murrashax Xisbigayga Iska Sharaxay Oo Sweden Ka Yimid, Xadhig ayaa Lala Doon doonayaa, isagiina Wuu Baxsaday Meel Uu Ku Dambeeyey Ma Garanayno" Ismaaciil Yare

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Murrashax Xisbigayga Iska Sharaxay Oo Sweden Ka Yimid, Xadhig ayaa Lala Doon doonayaa, isagiina Wuu Baxsaday Meel Uu Ku Dambeeyey Ma Garanayno" Ismaaciil Yare
Hargeysa(Xogreebnews)- Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil Yare) oo ka mid ah Masuuliyiinta sarsare ee Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in murrashax iska sharaxay Xisbigoodu, uu dhuumalaysi ku jiro, iyada oo ay raadinayaan Ciidanku, sida uu sheegay si loo xidho, waxaanu yidhi " Waxaan halkan doonayaa in aan mid uga sheego Komishanka doorashooyinka Nin ayaa murrashax Xisbigayga uga ahaa Gobolka Awdal, wuxuu ahaa nin dhalinyarro ah oo Sweden ka yimid, waxay isku qolo yihiin Wasiirka Ganacsiga, markaa murrashaxu wuxuu soo kaxaystay Cuqaashiisii iyo odayaashiisii xaflad ayaanu ugu qabanay Boorame, waxa la yidhi ha la soo xidho, inankii uu baxsaday illaa imika lama hayo meel uu jiro ma garanayno. Jiif Caaqilkiisii iyo laba Oday oo kale oo la socday waa la xidhay, doraad-na waa la sii daayey, shuruudii lagu sii daayeyna waxa ay ahayd in Tv-ga la soo fadhiisiyo oo la yidhaahdo maanu dooran, murrashax nooma ah, waanu khaldanay Wasiirka Aanu raalli gelinaynaa, ninkaasina waa dembiile, waxa socdaa waa waxaas, maba ah in aanu doorasho ka qayb galno inta Murrashaxiinta UCID xidhan yihiin ayey ahayd inuu yidhaahdo Faysal kama qayb galayno doorashada.”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured