Sacuudiga Oo Fashiliyay Weerar Qorsheysan Oo Lala Damacsanaa Caasimadda Dalkaasi Ee Riyaad.

0
Sunday February 28, 2021 - 19:26:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sacuudiga Oo Fashiliyay Weerar Qorsheysan Oo Lala Damacsanaa Caasimadda Dalkaasi Ee Riyaad.

    Sacuudiga Oo Fashiliyay Weerar Qorsheysan Oo Lala Damacsanaa Caasimadda Dalkaasi Ee Riyaad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sacuudiga Oo Fashiliyay Weerar Qorsheysan Oo Lala Damacsanaa Caasimadda Dalkaasi Ee Riyaad.

Riyadh(Xogreebnews)-Sucuudiga ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar gantaal oo lala damacsanaa in lagu garaaco caasimadda Riyaad.

Waxa ay ku eedeysay weerarkaas fallaagada Xuutiyiinta ee ka dagaallama dalka Yemen.

Warbixinno lagu baahiyey telefishinka dowladda ayaa lagu sheegay in dhowr diyaaradood oo kuwa aan duuliyaha wadin oo bambooyin lagu soo rakibay oo ku waajahnaa magaalooyin ku yaalla Koonfurta Sucuudiga isla markaana ay burburiyeen.


Illaa hadda lama soo tebin khasaare nafeed iyo mid maalba oo ka dhashay weerarkaasi.

Waxaa sare u kacay weerarada Sucuudiga kaga imanayo dhinaca Xudduudda Yemen xilli Sucuudiga uu hoggaaminayo howlgallada ka dhanka maleeshiyaadka Xuutiyiinta ee taageerada ka hela Iran.

Bishan ayay aheyd markii madaxweyne Joe Biden uu shaaciyay in Mareykanka uu hakin doono tageeri uu siin jiray dagaalka uu hoggaaminayo Sucuudiga ee Yemen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured