Fanaanad Shamis Qarda Jeex Oo Marwo Khadra Xayd Ka Difaacday Hadalo Aflagaado Ah Oo Ay Kula Dul Dhacday Idil Farmaajo.

0
Tuesday March 02, 2021 - 00:15:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 613
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanad Shamis Qarda Jeex Oo Marwo Khadra Xayd Ka Difaacday Hadalo Aflagaado Ah Oo Ay Kula Dul Dhacday Idil Farmaajo.

    Fanaanad Shamis Qarda Jeex Oo Marwo Khadra Xayd Ka Difaacday Hadalo Aflagaado Ah Oo Ay Kula Dul Dhacday Idil Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fanaanad Shamis Qarda Jeex Oo Marwo Khadra Xayd Ka Difaacday Hadalo Aflagaado Ah Oo Ay Kula Dul Dhacday Idil Farmaajo.

Toronto(Xogreebnews)-Halgamaa Fanaanad Shamis Cali faarax (Shamis Qarda Jeex) Oo Kamid Ahayd Gabdhihii fanaaniinta ahaa ka Qayb Qaatay Halgankii Xornimo doonka Dalka Jabuuti Islamarkaana  qaada heesta Calanka Jabuuti Ayaa Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo Marwadiisa Khadra Maxamuud Xayd ka difaacday hadalo Afgalaado ah oo Ay kula dul dhacday Madaxwaynaha somaliya Walaashii Idil Farmaajo kuwaasi oo ay ku tilmaamtay kuwo gaf Ah oo aan loo Meel Dayin.

 

 

Sidoo kale fanaanad Shamis Qarda Jeex Ayaa Idil farmaajo Iyo Shakhsiyaadka Kale Ee Caadaystay Aflagaadada Marwo Khadra Xayd Digniin Culus Udirtay.

Dhanka kale Halgamaa Shamis Qarda Jeex sheegtay In abaalkii Madaxwaynaha jabuuti ugalay somaliya uu ku khasaaray Hadase Uu Usoo Jeestay Somaliland oo shacabka jabuuti wax Badani ka dhexeeyo.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured