Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cirro Oo Xukuumadda Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Inay Si Degdega Xoriyaddooda Ugu Soo Celiso Dad Loo Xidhxidhay Arimo Siyaasaddeed.

0
Tuesday March 02, 2021 - 19:58:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 468
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cirro Oo Xukuumadda Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Inay Si Degdega Xoriyaddooda Ugu Soo Celiso Dad Loo Xidhxidhay Arimo Siyaasaddeed.

    Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cirro Oo Xukuumadda Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Inay Si Degdega Xoriyaddooda Ugu Soo Celiso Dad Loo Xidhxidhay Arimo Siyaasaddeed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cirro Oo Xukuumadda Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay Inay Si Degdega Xoriyaddooda Ugu Soo Celiso Dad Loo Xidhxidhay Arimo Siyaasaddeed.
Hargeysa (Xogreebnews)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa wax laga xumaado oo Doorashaddana xumaynaya ku sifeeyey Musharaxiin iyo Cuqaal la xidh xidhay maalmihii u dambeeyey.
Guddoomiye Dr Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlayey Munaasibad uu Xisbiga WADDANI u qabtay Musharax Khaalid Cawil Curyaan oo ka Sharaxan Gobolka Maroodi-jeex jeex, ayaa waxa kale oo uu sharci darro iyo xadgudub ku tilmaamay Xadhig loo geystay mid ka mid ah Taageerayaasha Xisbigooda.
Guddoomiye Cirro, waxa uu ku baaqay in dadka xidhan si dhakhso ah Loogu soo celiyo xoriyadooda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured