Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Maalinta Kama Danbaysa Ee Musharixiinta Shaqaalaha Looga Baahnaa In Ay Soo Gudbiyaan Shaqo Ka Tagista!

0
Tuesday March 02, 2021 - 20:10:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 644
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Maalinta Kama Danbaysa Ee Musharixiinta Shaqaalaha Looga Baahnaa In Ay Soo Gudbiyaan Shaqo Ka Tagista!

    Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Maalinta Kama Danbaysa Ee Musharixiinta Shaqaalaha Looga Baahnaa In Ay Soo Gudbiyaan Shaqo Ka Tagista!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Maalinta Kama Danbaysa Ee Musharixiinta Shaqaalaha Looga Baahnaa In Ay Soo Gudbiyaan Shaqo Ka Tagista!

HARGAYSA(Xogreebnews)-War-saxaafadeed kazoo baxay komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa lagu sheegay maalinta kama danbaysta ee looga baahnaa qofka musharaxa ah ee shaqaalaha dawlada iyo ciidamada katirsan in uu soo gudbiyo warqada shaqo katagista

Sidoo kale komsihanka ayaa fariin udiray musharixiinta iyagoo sheegay in ay ku eegtahay 03/02/2021

HALKAN KAGA BOGO WARSAXFADEEDKA KASOO BAXAY KOMISHANKA DOORASHOOYINKA JSL;

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured