Maamulka Shabakada Xogreebnews oo Raali-gelin ka Bixiyey War ku Saabnaa Kastamka Kalabaydh

0
Wednesday March 03, 2021 - 21:27:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 474
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Shabakada Xogreebnews oo Raali-gelin ka Bixiyey War ku Saabnaa Kastamka Kalabaydh

    Maamulka Shabakada Xogreebnews oo Raali-gelin ka Bixiyey War ku Saabnaa Kastamka Kalabaydh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Shabakada Xogreebnews oo Raali-gelin ka Bixiyey War ku Saabnaa Kastamka Kalabaydh
Hargeysa(Xogreebnews)-Maamulka guud ee Shabakada Xogreebnews waxa uu raali-gelin buuxda ka bixinayaa war si khaldan aanu xalay u baahanay, kaasoo u saabsanaa Kastamka Kalabaydh, isla markaana si Shaqsiya loogu Weeraray Maamulaha Kastamka Kalabaydh Md. Cabdikariin Maxamad Guuleed (Cawaale).
Sidaas daraadeed waxanu raali-gelin buuxda ka bixinaynaa Warkaas ku saabsanaa Kastamka Kalabaydh, iyadoo u ahaa War aan sal iyo raad toona lahayn.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured