Waa Kumma Maamulaha Kastamka Kalabaydh Cabdikariin Maxamad Guuleed (Cawaale).

0
Thursday March 04, 2021 - 19:50:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 634
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Kumma Maamulaha Kastamka Kalabaydh Cabdikariin Maxamad Guuleed (Cawaale).

    Waa Kumma Maamulaha Kastamka Kalabaydh Cabdikariin Maxamad Guuleed (Cawaale).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Kumma Maamulaha Kastamka Kalabaydh Cabdikariin Maxamad Guuleed (Cawaale).
Hargeysa(Xogreebnews)-Maamulaha guud ee Kastamka Kalabaydh Md. Cabdikariin Maxamad Guuleed (Cawaale), waa masuul Aqoonyahan ah, isla markaana caanku ah karti iyo aqoon, sidoo kalena shaqo wanaag iyo karti Ebbbe ku mannaystay.
Maamule Cawaale, waxa uu ku suntan yahay horumarka baaxada leh ee u ku Talaabsatay Kastamka Kalabaydh mudooyinkii u dambeeyey, isagoo wax soo saarkiisu Qaranka kaalin weyn ugu fadhiyo.
Maamule Cawaale waxa uu ku suntan yahay dhiirigelinta shaqaalaha, iyadoo uu abaalmarino siiyey Shaqaalihii ugu waxtarka badnaa sanaadkan Kastamka Kalabaydh. 
Sidoo kale, maamule waxa uu caanku yahay La dagaalanka Musuq-maasuqa iyo wax isdaba-marinta, Iyadoo qiimayn ay samaysay Wasaaradda Maaliyada Somaliland lagu siiyey maamulayaashii ugu wanaagsanaa, isla markaana u ku mutaystay in lagu maamuso Shahaado sharaf qaranku u gartay.
Geesta kale, dhaqaale-yahan Cabdikariin Maxamad Guuleed (Cawaale). Waa masuul da'yar oo dalkiis ugu shaqeeya si daacada, isla markaana Firfircooni shaqo iyo hanaanka xisaabaadka toosan oo u caanku yahay.
La soco qaybaha dambe. 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured