Guduoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Soo Dhawayn Layaable Kala Kulmay Shacabka Reer Gabiley Iyo Tirada Musharixiinta Ay Soo Bandhigeen!

0
Thursday March 04, 2021 - 23:15:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 460
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guduoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Soo Dhawayn Layaable Kala Kulmay Shacabka Reer Gabiley Iyo Tirada Musharixiinta Ay Soo Bandhigeen!

    Guduoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Soo Dhawayn Layaable Kala Kulmay Shacabka Reer Gabiley Iyo Tirada Musharixiinta Ay Soo Bandhigeen!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guduoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Soo Dhawayn Layaable Kala Kulmay Shacabka Reer Gabiley Iyo Tirada Musharixiinta Ay Soo Bandhigeen!

GABILEY(Xogreebnews)-Gudoomiyaha xisbiga wadani Iyo wafti uu Hogaaminaya  oo maanta magaalada gabiley kaga qaygalay Xaflad lagu shaacinayay musharaxa golaha wakiilada gobolka maroodi jeex Maxamed Cabdilaahi Bookh iyo laba musharax oo usharaxan golaha deegaanka degmada gabiley Oo kala Ah.

 

 

1;Abwaan cabdi cali Xirsi Iyo Cabdisalaan sheikh Ismaaciil Xasan  ayaa lagu qaabiley soo dhawayn farxad iyo rajo madaxwayne gabiley taasi oo kumaan kamid ah shacabka ku dhaqan magaalada gabiley iyo taageerayaasha musharixiintani ay kusoo dhaweeyay kaantaroolka ilaa hoolka xaflada ay ka qabsoontay.

Gudoomiye ciro iyo waftiga uu hogaaminayay ee xisbiga ayaa halkaasi ka jeediyay hadalo ay kaga dareen celinayaan sooo dhawaynta lagu qaabiley iyo aqbaladi ay xisbi ahaan qaateen sedexdan musharax oo isku beel kasoo jeeda.

Dhanka kale Waxaana iyaguna munaasibad hadalo ka jeediyay cuqaal,waxgarad siyaasiyiin tiro badan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured