| 
 | 
  |||||
            ![]() Musharax Xildhibaan gole-deegaan Aqoonyahan Mustafe Cabdi Cali, Haldoor Ay u Baahan tahay Caasimada Hargaysa, Fadlan Muwaadin Codkaaga sii...
			Musharax Xildhibaan gole-deegaan Aqoonyahan Mustafe Cabdi Cali, Haldoor Ay u Baahan tahay Caasimada Hargaysa, Fadlan Muwaadin Codkaaga sii...                        
 
  Hargeysa(Xogreebnews)- Musharax Xildhibaan gole-deegaan Mustafe Cabdi Cali, waa Aqoonyahan da'yar, isla markaana uu sharaxan golaha Deegaanka degmada Hargeysa. 
Aqoonyahan, Musharax Mustafe Cabdi Cali, waxa kamid yahay dhalinyarada sida weyn loogu yaqaano, shaqo-wanaaga, Kartida iyo daacadnimada. Sidoo kale, waa shaqsiyaadka sida weyn caasimaddu u tabayso, isla markaana ka dhigi laha mid la jaan-qaada dhigeeda caasimadaha Geeska. 
Musharax Xildhibaan gole-deegaan Mustafe Cabdi Cali waxa uu ka sharaxan yahay Xisbiga talada haya ee Kulmiye  
Musharax Xildhibaan gole-deegaan Mustafe Cabdi Cali, waa Aqoonyahan daraaseeyey sidii ay u horumari lahayd Caasimada Somaliland ee Hargeysa, isagoo maanka ku haya baahiya Bulshadu tabayso ee ay ka gaabiyeen golayaashii hore loo doortay, sidoo kalena waa masuul u nugul dadka jilicsan iyo Bulshada danyarta ah, waa Aqoonyahan waxku bartay Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeysa, kuna nool, ogsoona waxa ay tabayso. 
Sidaas daraadeed Muwaadin Codkaaga sii Musharax Xildhibaan gole-deegaan Mustafe Cabdi Cali. Leave a comment | 
    
  | 
  ||||