Musharax Shucayb Maxamed Muuse oo Looga Yeedhay Maxkamada iyo Laanta Dambi-baadhista oo Qoraal u Dirtay Dugsiga Al Furqaan Islamic...

0
Friday March 19, 2021 - 19:16:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 842
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Shucayb Maxamed Muuse oo Looga Yeedhay Maxkamada iyo Laanta Dambi-baadhista oo Qoraal u Dirtay Dugsiga Al Furqaan Islamic...

    Musharax Shucayb Maxamed Muuse oo Looga Yeedhay Maxkamada iyo Laanta Dambi-baadhista oo Qoraal u Dirtay Dugsiga Al Furqaan Islamic...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharax Shucayb Maxamed Muuse oo Looga Yeedhay Maxkamada iyo Laanta Dambi-baadhista oo Qoraal u Dirtay Dugsiga Al Furqaan Islamic...
Hargeysa(Xogreebnews)- Ciidamada laanta Dambi baadhista Somaliland, ee C.I.D-da ayaa qoraal ku socodsiiyey Dugsiga sare ee Al Furqaan Islamic School, kaasoo laga Dalbaday inay soo cadeeyan Shahaadada u sito Musharax Shucayb Maxamed Muuse.
Musharax Shucayb ayaa sida la sheegay ka dhaarta Maxkamada, isla markaana sheegay in aanu haysan Shahaado.
Dugsiga Al Furqaan Islamic School, ayaa la sheegay inuu kasoo Jawaab qoraal Ciidamada dambi-baadhista, wallow aanan helin qoraalkeeda, hadana waxa xogo looga Qaateen ah sheegeen in dugsiga sheegay in aanu Musharax Shucayb Maxamed Muuse dhamaysan dugsiga heerka Secondary.
Geesta kale, Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex, ayaa qoraal yeedhmo ah, u dirtay Musharax Shucayb Maxamed Muuse oo kamid ah Musharaxiinta Xisbiga Ucid.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured