War degdeg ah: Musharax Xildhibaan Shucayb Maxamed Muuse oo ahaa Wasiir hore oo Xabsiga loo Taxaabay..

0
Thursday March 25, 2021 - 21:25:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 660
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War degdeg ah: Musharax Xildhibaan Shucayb Maxamed Muuse oo ahaa Wasiir hore oo Xabsiga loo Taxaabay..

    War degdeg ah: Musharax Xildhibaan Shucayb Maxamed Muuse oo ahaa Wasiir hore oo Xabsiga loo Taxaabay..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War degdeg ah: Musharax Xildhibaan Shucayb Maxamed Muuse oo ahaa Wasiir hore oo Xabsiga loo Taxaabay..
Hargeysa(Xogreebnews)-Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa caawa Xabsiga u Taxaabay  Wasiirkii hore Warshadaha Somaliland Md. Shucayb Maxamed Muuse, oo ahaa Musharax Xildhibaan Baarlamaan, isla markaana ka sharaxna Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid.
Musharax Xildhibaan Baarlamaan Shucayb Maxamed Muuse, ayey Ciidamada Booliska Somaliland kasoo kaxeeyeen meel u dhow guriga Suldaan Ismaacil.
Wararka ay Shabakada Xogreebnews ka heshay xadhiga Musharax, wasiir hore Shucayb Maxamed Muuse, ayaa lala xidhiidhiyey inay la xidhiidh Shahaado, wallow u Musharaxa ku socdo dagaal Siyaasadeed oo ka dhexeeya Masuuliyiin 
Iyo shaqsiyaad kale oo ay isku deegaan yihiin.
Musharax Shucayb ayaa hada ku xidhan Xarunta Dambi baadhista ee C.I.D-da.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured