Afhayeenkii uu Macalinkiisa Siyaasaddu Ahaa Maxamuud Xaashi, Musharax Xildhibaan Baarlamaan Maxamuud Warsame oo Kala Garan-la Gabilay iyo Sanaag Midka uu ka Sharaxan yahay!!!

0
Saturday March 27, 2021 - 18:59:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 782
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afhayeenkii uu Macalinkiisa Siyaasaddu Ahaa Maxamuud Xaashi, Musharax Xildhibaan Baarlamaan Maxamuud Warsame oo Kala Garan-la Gabilay iyo Sanaag Midka uu ka Sharaxan yahay!!!

    Afhayeenkii uu Macalinkiisa Siyaasaddu Ahaa Maxamuud Xaashi, Musharax Xildhibaan Baarlamaan Maxamuud Warsame oo Kala Garan-la Gabilay iyo Sanaag Midka uu ka Sharaxan yahay!!!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenkii uu Macalinkiisa Siyaasaddu Ahaa Maxamuud Xaashi, Musharax Xildhibaan Baarlamaan Maxamuud Warsame oo Kala Garan-la Gabilay iyo Sanaag Midka uu ka Sharaxan yahay!!!
Hargeysa(Xogreebnews)- Afhayeenkii hore ee ku fashilmay Madaxtooyada Somaliland, Maxamuud Warsame, ayaa todobaadkan qori Dable kula dhex-wareegaya Deegaanka Gabilay, isagoo iskaga dab-qaadaya isku dirka iyo diro-diraalaynta Siyaasiyiin Dabac iyo dani Siyaasadeed ku loolamaya, iskuna deegaan ah.
Lama ogga Sababta dhabta ah iyo danta ugu jirta Siyaasigan raad-baraadka ah, oo hada ay dayacan tahay danihiisii Siyaasadeed, maadaama oo u yahay Musharax Xildhibaan Baarlamaan oo sida uu sheegay ka tartami doona Gobolka Sanaag. 
Afhayeen hore, Maxamuud Warsame, ayaa ku fashilmay Xilkii afhayeenimo ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u Magacaabay, isagoo mudo dheer ahaa afhayeen dibad-wareeg ah, isla markaana aan gelin Madaxtooyada, balse xarumaha kale ee dawlada ku maxaafsada mansabka afhayeenimo Madaxweyne.
Mudo uu Afhayeen hore Maxamuud Warsame ahaa Afhayeen dibad-wareega Kadib, waxay madaxtooyadu u samaysay inuu yeesho Dabac Xildhibaanimo, isagoo la yidhi isku soo sharax Xildhibaan Baarlamaan deegaanka Sanaag.
Si kastaba ha ahaatee, Musharax Xildhibaan Baarlamaan Maxamuud Warsame, ayaa ahaa Arday uu Macalin siyaasadeed u yahay Siyaasi Maxamuud Xaashi oo ku fashilmay inuu mar kale la qaan-qaado Siyaasada Xisbiga Kulmiye oo mudo xileedkiisi uu ahaa 7 sano Wasiir, hase-yeeshee markii uu waayey damac aan jiho lahayn, waxa uu noqday Dibad-wareeg. Waxanu hada dib u urursanaya ardaydiisi uu Siyaasada soo geliyey oo u kamid yahay Siyaasigan raad-baradka ah ee Maxamuud Warsame.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured