Xisbiga Wadani Oo Qiray Doorashadii 2017 Dhibtii Ay Gaadhsiiyeen Mayaarada Gabiley, Berbera Iyo Hargaysa Oo U Ololaynayay Kulmiye + Qorshaha Uu Damacsan Yahay!.

0
Saturday April 03, 2021 - 00:50:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 565
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Wadani Oo Qiray Doorashadii 2017 Dhibtii Ay Gaadhsiiyeen Mayaarada Gabiley, Berbera Iyo Hargaysa Oo U Ololaynayay Kulmiye + Qorshaha Uu Damacsan Yahay!.

    Xisbiga Wadani Oo Wacad ku Maray Sidii Ugu Guulaysan lahaa Maayarada Dalka Doorashada Soo Socota Iyo kuwo Uu Sida Gaarka Ah Farta Ugu Fiiqay!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Wadani Oo Wacad ku Maray Sidii Ugu Guulaysan lahaa Maayarada Dalka Doorashada Soo Socota Iyo kuwo Uu Sida Gaarka Ah Farta Ugu Fiiqay!

HARGAYSA(Xogreebnews)-Xisbiga Mucaaridka Ee wadani ayaa shaaciyay Qorshayaal ay damacsan yihiin doorashada soo socota iyo sidii Ay U hantiyi lahaayeen badi maayarada dalka Iyagoo sheegay in Ay Iskaashan doonaan xisbiga kale ee mucaaridka ah.

 

 

Sidoo kale gudoomiyaha meel gaadhka ah ee xisbiga wadani Cabdiqaadir jirde ayaa qiray jabkii ay doorashadii Madaxtooyada ee 2017 ay soo gaadhsiiyeen xisbiga wadani Maayarada gabiley,berbera iyo hargaysa oo kamid ahaa xisbiga kulmiye door muhiim Ah ka qaatay sidii uu muuse biixi madaxwaynimada ugu guulaystay halka ay diciifiyeen Taageeradii Xisbiga wadani ka heli lahaa gobolada gabiley, saaxil iyo maroodi jeex oo ah kuwii xisbiga kulmiye kaga badiyey.

Dhanka kale Maayarada  Degmooyinka Gabiley, Berbera Iyo Hargaysa ayaa dib usharaxan xili ay doorashada madaxtooyada ee 2022 ay kursiga Madaxwaynaha ku tartami doonaan Madaxwayne Biixi iyo Musharax Cabdiraxmaan cirro oo hore utartamay kaasi kaga guulaystay doorashadii 2017 muuse biixi.

Hadaba hadii uu xisbiga wadani ku guulaysto dagaalka ka dhan ka ah maayaradan ee uu shaaciyay saamayn nooceeya ayay ku yeelan doontaa xisbiga kulmiye?.

HALKAN KAGA BOGO HADALKA XISBIGA WADANI KASOO YEEDHAY IYO MILICSIGA SIDII  MAAYARADA GABILEY BERBERA IYO HARGAYSA UGU OLOLEEYEEN XISBIGA KULMIYE DOORASHADII 2017;




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured