Deegaanno ka Tirsan Gobolka Togdheer Oo Ay Ka Da'een Roobab Lagu Diirsaday Xili Ay Bulshaddu Aad Ugu Baahi Qabeen.

0
Sunday April 04, 2021 - 20:46:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 449
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deegaanno ka Tirsan Gobolka Togdheer Oo Ay Ka Da'een Roobab Lagu Diirsaday Xili Ay Bulshaddu Aad Ugu Baahi Qabeen.

    Deegaanno ka Tirsan Gobolka Togdheer Oo Ay Ka Da'een Roobab Lagu Diirsaday Xili Ay Bulshaddu Aad Ugu Baahi Qabeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deegaanno ka Tirsan Gobolka Togdheer Oo Ay Ka Da'een Roobab Lagu Diirsaday Xili Ay Bulshaddu Aad Ugu Baahi Qabeen.
Burco (Xogreebnews)- Qaar Ka Mid Ah Deegaannadda Gobolka Togdheer ka tirsan oo ay Maanta galinkii dambe ay Da'een Roobab aad Loogu Diirsaday Xili ay Bulshadda Deegaannaddaas baahi weyn u qabeen.
Roobabkan oo ah curashadda guga, ayaa Deegaannadda uu ka da'ay Waxa ka mid ah Degmadda Duruqsi Iyo dhulka ay xukunto.
Dadweynaha Reer Togdheer, ayaa la soo daristay abaar ha u sii darnaato Biyo la'aan baahansan Iyadoo Biyo dhaamis laga Wadday Muddooyinkii u Dambaysay. Roobabkan ayaa wax Weyn ka taray nolosha dad Iyo duunyo ee ku nool Deegaannadda Gobolka Togdheer Iyo Degmadda Duruqsi.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured