Musharax Xildhibaan Maxamed Qarbooshe oo Cudud iyo Taageeerayaal Lexaadleh Kusoo Bandhigah Magaalada Berbera...

0
Monday April 05, 2021 - 19:42:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 809
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Xildhibaan Maxamed Qarbooshe oo Cudud iyo Taageeerayaal Lexaadleh Kusoo Bandhigah Magaalada Berbera...

    Musharax Xildhibaan Maxamed Qarbooshe oo Cudud iyo Taageeerayaal Lexaadleh Kusoo Bandhigah Magaalada Berbera...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharax Xildhibaan Maxamed Qarbooshe oo Cudud iyo Taageeerayaal Lexaadleh Kusoo Bandhigah Magaalada Berbera...
Berbera(Xogreebnews)- Musharax Xildhibaan gole-deegaan Maxamed Cabdilaahi Qarbooshe, oo kamid ah Musharaxiinta golaha Deegaanka degmada Berbera uga tartamaya Xisbiga Waddani, ayaa Maanta ka dhigay Wacdaro layaableh Munaasibad balaadhaan oo Xisbigu u qabanayey huwan Musjaraxiin tiro badan. 
Musharax Xildhibaan gole-deegaan Maxamed Cabdilaahi Qarbooshe, ayaa boqolaal Taageerayaal ruuxiya kusoo Bandhigay masraxyada iyo kuwo kaloo kala garbo siman Magaalada Berbera ugu damaashaaxaday.
Musharax Xildhibaan gole-deegaan Maxamed Cabdilaahi Qarbooshe, ayaa sidoo kale waxa garbo taagna Waxgaraadka iyo mudanta labeenta Beeshiisa.
Musharax Xildhibaan Maxamed Cabdilaahi Qarbooshe, ayaa ah waayo-arag Khabiir mudo dheer kasoo Shaqeeyey golaha Deegaanka degmada Berbera iyo dawlada hoose ee Berbera. Musharaxa ayaa sidoo kale, la Shaqeeyey in ka badan 9 Maayir oo soo maamulayey degmada Berbera.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured