Beel-weynta Samaroon ee Gobolka Saaxil oo Taageero Mug leh la Garab Istaagtay Musharax Cabdirashid Berberatta iyo Musharax Baarlamaan Cabdilahi Xuseen...

0
Monday April 05, 2021 - 20:32:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 931
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beel-weynta Samaroon ee Gobolka Saaxil oo Taageero Mug leh la Garab Istaagtay Musharax Cabdirashid Berberatta iyo Musharax Baarlamaan Cabdilahi Xuseen...

    Beel-weynta Samaroon ee Gobolka Saaxil oo Taageero Mug leh la Garab Istaagtay Musharax Cabdirashid Berberatta iyo Musharax Baarlamaan Cabdilahi Xuseen...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beel-weynta Samaroon ee Gobolka Saaxil oo Taageero Mug leh la Garab Istaagtay Musharax Cabdirashid Berberatta iyo Musharax Baarlamaan Cabdilahi Xuseen...
Berbera(Xogreebnews)- Beel-weynta Samaroon Siciid ee Gobolka Saaxil, ayaa Taageero balaadhan la garab istaagtay Musharax Xildhibaan gole-deegaan Cabdirashid Berberatta oo kamid ah golaha Deegaanka degmada Berbera. 
Musharax Xildhibaan gole-deegaan Cabdirashid Maxamed Yuusuf iyo Musharax Xildhibaan Baarlamaan Cabdilaahi Xuseen.
Odayaasha iyo ganacsatada iyo Bulshada Samaroon ee ku nool Gobolka Saaxil, ayaa Taageero Balaadhan siiyey labadan Musharax, iyagoo Balan-qaaday inay Codkooda oo middaysan siin-doonaan Musharaxiinta golaha Deegaanka degmada Berbera iyo Baarlamaanka.
Musharax Xildhibaan Cabdirashid Berberatta iyo Musharaxa ku sidkan ee Barlamaanka, ayaa hore ay u taageereen beelaha Daarood ee Berbera, waxanu noqon doonaa Musharax ay wataan Bulshada Somaliland ee ku nool Gobolka Saaxil.
Sidoo kale, waxa xusid mudan inuu Musharax Xildhibaan gole-deegaan Cabdirashid Berberatta uu yahay ay taageerada ugu badan ka haysta Beeshiisa Deerayahan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured