Musharax Xildhibaan Maxamed Qarbooshe oo Taageeraal Garmo Siman ah Kusoo Bandhigay Xafladii Xalay X. Waddani U Qabtay Musharaxiinta iyo Wacdarahii Shalay ilaa Xalay..

0
Tuesday April 06, 2021 - 19:53:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 781
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Xildhibaan Maxamed Qarbooshe oo Taageeraal Garmo Siman ah Kusoo Bandhigay Xafladii Xalay X. Waddani U Qabtay Musharaxiinta iyo Wacdarahii Shalay ilaa Xalay..

    Musharax Xildhibaan Maxamed Qarbooshe oo Taageeraal Garmo Siman ah Kusoo Bandhigay Xafladii Xalay X. Waddani U Qabtay Musharaxiinta iyo Wacdarahii Shalay ilaa Xalay..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharax Xildhibaan Maxamed Qarbooshe oo Taageeraal Garmo Siman ah Kusoo Bandhigay Xafladii Xalay X. Waddani U Qabtay Musharaxiinta iyo Wacdarahii Shalay ilaa Xalay..
Berbera(Xogreebnews)-Musharax Xildhibaan Maxamed Cabdilahi Qarbooshe oo kamid ah, Musharaxiinta Xisbiga Waddani golaha Deegaanka uga tartamaya Degmada Berbera, ayaa dhaloosa-tus iyo Taageerayaal tiro badan kusoo Bandhigay Munaasibad balaadhaan oo Xisbiga Waddani xalay Berbera ugu qabtay Musharaxiinta golaha Deegaanka iyo Wakiillada ee Berbera. 
Musharax Xildhibaan gole-deegaan Maxamed Cabdilaahi Qarbooshe iyo Taageerayaashiisa, ayaa si weyn uga dhex-muuqday munasibadaas Xisbigu u qabtay Musharaxiinta, waxana Munaasibada qarqiyey taageerayaal sita sawiirada Musharax Xildhibaan gole-deegaan Maxamed Cabdilaahi Qarbooshe.
Sidoo kale, waxa Musharax Xildhibaan gole-deegaan Maxamed Cabdilaahi Qarbooshe garab taagnaa Waxgaraadka Beeshiisa oo aan ku kala Hadhin taageerada Musharax Xildhibaan gole-deegaan Maxamed Cabdilaahi Qarbooshe.
Geesta kale, waxa Magaalada Berbera shalay ilaa xalay si weyn looga dareemayey Boqolaal Taageerayaal ah oo gadiidkooda kala duwan ku xardhay astaanta iyo sawiirada Musharax Xildhibaan gole-deegaan Cabdilahi Qarbooshe. 
Musharax Xildhibaan Maxamed Cabdilaahi Qarbooshe, ayaa ah waayo-arag Khabiir mudo dheer kasoo Shaqeeyey golaha Deegaanka degmada Berbera iyo dawlada hoose ee Berbera. Musharaxa ayaa sidoo kale, la Shaqeeyey in ka badan 9 Maayir oo soo maamulayey degmada Berbera. Musharax Xildhibaan gole-deegaan Maxamed Cabdilaahi Qarbooshe waa waayo-arag ku haboon inuu noqdo Xildhibaan ka beri. Fadlan Muwaadin Codkaaga sii Musharax M. Qarbooshe.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured