Xukuumada Jabuuti oo Deeq Af-xidh ah ugu Deeqday Somaliland iyo Safiirka Somaliland u fadhiya oo Gudoomay, una soo Daabulay Somaliland...

0
Sunday April 11, 2021 - 18:02:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 385
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Jabuuti oo Deeq Af-xidh ah ugu Deeqday Somaliland iyo Safiirka Somaliland u fadhiya oo Gudoomay, una soo Daabulay Somaliland...

    Xukuumada Jabuuti oo Deeq Af-xidh ah ugu Deeqday Somaliland iyo Safiirka Somaliland u fadhiya oo Gudoomay, una soo Daabulay Somaliland...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Jabuuti oo Deeq Af-xidh ah ugu Deeqday Somaliland iyo Safiirka Somaliland u fadhiya oo Gudoomay, una soo Daabulay Somaliland...
Jabuuti(Xogreebnews)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md Ismaaciil Cumar Geele, ayaa Deeq ah Af-xidhka ama face-maska ugu deeqay Jamhuuriyadda Somaliland. 
Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa deeqda ka gudoomay Dawlada Jabuuti, waxanu si rasmiya usoo raray deeqda oo cadadkeedu dhan yahay nus-milyan, xabo oo facemas ah.
Safiir Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa dalka Jamhuuriyadda Somaliland usoo dhoofiyey deeqda muhiimka ah ee face-maska.
Deeqdan ayaa wax weyn ka tari-doontaa Xaalada Xanuunka Coronavirus oo hadda meel ba'an maraya, isla markaana si xawliya ugu fidiya dalka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured