Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Dalka Soo Gaadhsiiyey Deeq Ka Timi Dawlada Jabuuti iyo Saska Xukuumada Farmaajo ka Qaaday...

0
Monday April 12, 2021 - 19:08:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 388
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Dalka Soo Gaadhsiiyey Deeq Ka Timi Dawlada Jabuuti iyo Saska Xukuumada Farmaajo ka Qaaday...

    Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Dalka Soo Gaadhsiiyey Deeq Ka Timi Dawlada Jabuuti iyo Saska Xukuumada Farmaajo ka Qaaday...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax oo Dalka Soo Gaadhsiiyey Deeq Ka Timi Dawlada Jabuuti iyo Saska Xukuumada Farmaajo ka Qaaday...
Hargeysa(Xogreebnews)-Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa Maanta soo gaadhsiiyey caawiyo Balaadhan oo Xukuumada Jabuuti ugu deeqday dawlada Somaliland.
Safiir Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa xalay kasoo Daabulay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti Deeq ka kooban nus-milyan xabo oo af-saab ah oo dawlada Jabuuti ugu deeqday Somaliland. 
Deeqdan ayaa maanta soo gaadhay Somaliland, iyadoo Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax Siciid Axmed kasoo dejiyey Madaarka Hargeysa, isla markaana uu ku wareejiyey Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Somaliland, waxana deeqda ka gudoomay Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambassador Cabdifatax, Agaasimaha guud ee Wasaarada Caafimaadka Somaliland. 
Deeqdan ayaa ah mid Muhiima, marka loo eeggo waqtiga lagu jiro, maadaama oo mudooyinkii u dambeeyey u si weyn Xanuunka Coronavirus ugu faafayey guud ahaan Somaliland, isla markaana loo baahan yahay in laga gaashaanto xanuunkan.
Si kastaba ha haatee, Xukuumada waqtigeedu dhamaaday ee Muqdisho, ayaa la sheegay inay si weyn uga xumatay deeqda Madaxweyne Geelle siiyey Somaliland, Kadib guushii uu todobaadkan ka gaadhay Doorashada Madaxweyne ee Jabuuti. 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured