Xukuumada Sucuudiga oo si rasmiya ugu Dhawaaqday Inay Caawa Tahay Ramadaan Karim.

0
Monday April 12, 2021 - 20:25:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 436
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Sucuudiga oo si rasmiya ugu Dhawaaqday Inay Caawa Tahay Ramadaan Karim.

    Xukuumada Sucuudiga oo si rasmiya ugu Dhawaaqday Inay Caawa Tahay Ramadaan Karim.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Sucuudiga oo si rasmiya ugu Dhawaaqday Inay Caawa Tahay Ramadaan Karim.
Hargeysa(Xogreebnews)- Xukuumada dalka Boqortooyada Sucuudiga, ayaa si rasmiya ugu dhawaaqday inay caawa tahay Bisha barakaysan ee Ramadaan 1.
Sidoo kale, waxay Dawlada Sucuudigu sheegtay inay maalinta Beriya tahay maalinta koowaad ee Soonka Bisha Ramadaan ee Barakaysan.
Bahda Shabakada Xogreebnews waxay Bulshada Islaamka meel kasta oo ay joogto ugu Hambalyeynaysaa bilashada bisha Ramadaan, waxanu leenahay caafimaad iyo Cibbaado ku Sooma.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured