Komishanka Doorashooyinka Oo Saddexda Xisbi U Qaybiyey Astaamaha & Lambarada Murrashaxiinta Wakiillada Iyo Deegaanka!.

0
Friday April 16, 2021 - 00:40:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 444
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Komishanka Doorashooyinka Oo Saddexda Xisbi U Qaybiyey Astaamaha & Lambarada Murrashaxiinta Wakiillada Iyo Deegaanka!.

    Komishanka Doorashooyinka Oo Saddexda Xisbi U Qaybiyey Astaamaha & Lambarada Murrashaxiinta Wakiillada Iyo Deegaanka!.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Komishanka Doorashooyinka Oo Saddexda Xisbi U Qaybiyey Astaamaha & Lambarada Murrashaxiinta Wakiillada Iyo Deegaanka!.

HARGAYSA(Xogreebnews)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland, Waxay maanta u qaybiyeen 3 xisbi qaran calaamadahii ama Astaantii musharraxiinta golaha Wakiiladda Iyo Deeganka.

Musharraxiinta wakiiladu waa 60 calamadood. Oo xisbigiiba 20 Astamood leeyahay. 20 astaamod ayuu dhamaan 6 gobol u Qaybinaya misharraxiintiisa uga sharaxan gobol kasta.

Golayaasha deegaanka ayaa noqonaya lambaro ay sedex xisbi u kala qaateen Ucid 1 Kulmiye 2 Wadani 3 halka golaha wakiilada ay noqonayaan Astaamo

HALKAN KA AKHRI ASTAAMAHA IYO SIDA AY XISBIYADA UKALA QAATEEN ASTAAMAHA;

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured