"Xiddigi maku jirtaa astaamaha komishanku bixiyay?". Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Waddani Maxamed Sidiq Dhamme.

0
Saturday April 17, 2021 - 22:15:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Xiddigi maku jirtaa astaamaha komishanku bixiyay?". Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Waddani Maxamed Sidiq Dhamme.

    "Xiddigi maku jirtaa astaamaha komishanku bixiyay?". Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Waddani Maxamed Sidiq Dhamme.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xiddigi maku jirtaa astaamaha komishanku bixiyay?". Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Waddani Maxamed Sidiq Dhamme.
"Musharraxa Golaha wakiilada gobolka Maroodi jeex ee Xisbiga KULMIYE Xasan dhuxul Laab-saalax, wuxuu samaystay calaamad aan ku jirin liiska astaamaha 20-ka ah ee la siiyay Xisbiga KULMIYE. calaamadaas xiddigta ah isagaa caashaqay oo lafihiisa u samaystay, waa sharci jebin iyo nidaam xumo weyn in musharrax uu samaysto astaan.
Waxa ka bedelka astaamaha waa shaqo u taal Komishanka doorashooyina qaranka, astaamaha asxaabta qaranku lamay iman ee waa loo qaybiyay si nasiib ah iyagoo wada joogaa, Xisbiga KULMIYE waa in uu dhowraa geedi socodka doorashada iyo habraacyada komishanka oo aanay gacantooda ku qaadan sharciyadda iyo nidaamka doorashada foodda innagu soo haya.
Komishanka waxa u taal shaqo weyn oo ah feejignaan iyo in ay si dhaw ula socdaan dhacdooyinka noocaas ah, haddi aan la xakamayna waxay horseedaysaa jid aan wanaagsanayn oo innagu haga is boob iyo musuq, waxa ugu yar ee lagu ilaalin karo musharrax waa astaantiisa, musharaxiintana waxa la gudboon in ay iimaansadaan astaamaha la siiyay oo ay fahmaan in aan la dooranayn astaanta ee la dooranayaa shakhsiyadda.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured