Dawladaha Reer Galbeedka iyo Carabta oo La Filayo Inay Aqoonsadan Somaliland iyo Duruufaha Wakhtigan Soo Dedejiyey...

0
Friday April 30, 2021 - 02:25:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 465
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladaha Reer Galbeedka iyo Carabta oo La Filayo Inay Aqoonsadan Somaliland iyo Duruufaha Wakhtigan Soo Dedejiyey...

    Dawladaha Reer Galbeedka iyo Carabta oo La Filayo Inay Aqoonsadan Somaliland iyo Duruufaha Wakhtigan Soo Dedejiyey...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladaha Reer Galbeedka iyo Carabta oo La Filayo Inay Aqoonsadan Somaliland iyo Duruufaha Wakhtigan Soo Dedejiyey...
Qaahira-Masar(Xogreebnews)-"Arinta Somaliland ayaa saaran miisaska Dowladaha daneeya Soomaaliya sida Reer Galbeedka iyo Carabta waxaana suuro gal ah in ay ka qaataan Go’aan wax wayn ka bedeli kara xaalada iminka ay ku sugan tahay Somaliland. 
Lama oga waxa ay noqon karto arintaasi balse waxaa la leeyahay waa mid masiiri ah oo ku saabsan  in la qiimeeyo horumarka Somaliland  oo ay ka  gaartay dhinacyada amniga iyo Dimuqraadiyadda. 
Arintan ayaa imaanaysa xilli koofurta Soomaaliya ay tahay meel aan deganayn Siyaasad ahaan iyo Amni ahaan mudo dheer islamarkaasina deegaano badan ay maamulaan maleeshiyada argagaxisada.
 Xeeldheerayaasha iyo Diplomaasiyiinta Caalamiga ee arinta Somaliland hordhigay Dowladahooda ayaa ku doodaya deegaanada Somaliland in ay yihiin kuwa Nabdoon islamarkaasina ay ka dhacaan Doorashooyin xor ah oo ay codeeyaan dad waynaha taasoo inta badan aan ka dhicin dalal badan oo Afrika ah.
Xigasho Xuquuqda qoraalka 
Weriye 
Xuseen Saxnuuni
VOA Qaahir  Masar.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured